Caqabado soo wajahay Xukuumadda cusub ee Xamsa iyo Guddoomiye kuxigeenka golaha shacabka oo…

Golaha cusub ee wasiiradda uu shalay magacaabay Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa durba wajahaya diidmo kaga imaaneysa masuuliyiin katirsan dowladda  iyo xildhibaano katirsan golaha shacabka. Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee golaha shacabka xildhibaan Sacdiyo Yaasiin ayaa durba kasoo horjeesatay magacaabista golaha wasiiradda, waxa ayna ku amartay  kuna qancisay wasiir kuxigeenkii loo magacaabay beesha … Continue reading Caqabado soo wajahay Xukuumadda cusub ee Xamsa iyo Guddoomiye kuxigeenka golaha shacabka oo…